Up next


Xogta Dahsoon Gantaalka Pakistan Tijaabintiisa ku beegtay caleemo saarkii Biden

7 Views
CyberTech
1
Published on 23 Jan 2021 / In News & Politics

Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi.
Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sirdoonka, Dhaqaalaha, Ammaanka, taariikhda iyo Arimaha Bulshada.
follow me
https://twitter.com/xuskurdi
https://www.facebook.com/Xogta....-Dahsoon-53744804978
https://www.youtube.com/channe....l/UCUxjzCoydldGieXVX

22 January 2021
sources

UFK Channel https://www.youtube.com/watch?v=RM7mx0E9d8Q
Turkey Urdu https://www.youtube.com/watch?v=L7hOxv6lFdQ
International Defence Analysis https://www.youtube.com/watch?v=TrTYiSnKvls
Wacan oo wanaagsan daawadayaal waa mar kale iyo barnaamijkeenii xogta dahsoon oo aynu daaha kaga qaadayno nooca gantaalka ee ay Pakistan tijaabintiisa ku beegtay munaasabaddii caleemo saarka Joe Biden, waase maxay dareenka ay Pakistan ka qabtaa istaraatiijiyadda amni ee xukuumadda cusub e Maraykanka, maxaysse tahay ahmiyadda ay Islamapad u leedahay mustabalka amniga Maraykanka
Barnaamijka ayaynu sidoo kale ku soo bandhigaynaa sida ay Pakistan u noqotay dawlad ay kala jiidanayaan wadamada doonaya inay caalamka hogaamiyan, shiinaha aama maraykanka
macluumaad kale ayaa raaci doona
ku oo dhowaada barnaamijka
Pakistan ayaa sameysay Arbacadii tijaabada gantaalkeeda cusub ee a Shaheen-III kaaoo ah gantaal ballistic-ga ah , oo gaadhi kara masaafo dhan 2,750 kilomitir. awood u leh inuu qaado madaxyada nukliyeerka.

xogta dahsoon, xuseen kurdi, wararkii xuseen kurdi, hussein kurdi, xogta dahson, xogta dahsoon iran, xuseen kurdi iran, xuseen kurdi 2019, xogta dahsoon 2019, xuseen kurdi turkiga, xogta dahsoon turkiga, xuseen kurdi ruushka, xogta dahsoon ruushka, xogta dahsoon sirdoonka, xuseen kurdi sirdoonka, xogta dahsoon dagaalkii, xuseen kurdi dagaalkii, xogta dahsoon maraykanka, xuseen kurdi maraykanka, xogta dahsoon sucuudiga, xuseen kurdi sucuudiga, xuseen kurdi iran, xogta dahsoon iran, xuseen kurdi suuriya, xogta dahsoon suuriya, xuseen kurdi imaaraatka, xogta dahsoon imaaraatka, xuseen kurdi ciraaq xogta dahsoon ciraaq, xuseen kurdi 2018, xogta dahsoon 2018, xuseen kurdi yemen, xogta dahsoon yemen, xuseen kurdi sudan, xogta dahsoon sudan, xuseen kurdi somaliland, xogta dahsoon somaliland, xuseen kurdi somalia, xogta dahsoon somalia, xuseen kurdi ordogan, xogta dahsoon ordogan, wararkii xuseen kurdi 2019, xogta dahsoon dagaalkii labaad, xuseen kurdi dagaalkii labaad, xogta dahsoon xuseen kurdi shiinaha, xogta dahsoon shiinaha, xuseen kurdi nato, xogta dahsoon nato, xuseen kurdi midowga yurub, xogta dahsoon midowga yurub, xuseen kurdi midowga afrika, xogta dahsoon midowga afrika, xuseen kurdi jaamacada carabta, xogta dahsoon jaamacada carabta, xuseen kurdi qaramada midoobay, xogta dahsoon qaramada midoobay, xuseen kurdi igad, xogta dahsoon igad, xogta dahsoon trump, xuseen kurdi trump, xogta dahsoon putin, xuseen kurdi putin, xogta dahsoon kuuriya, xuseen kurdi kuuriya, xuseen kurdi ingiriiska, xogta dahsoon ingiriiska, xuseen kurdi khaliijka, xogta dahsoon khaliijka, xuseen kurdi carabta,

Show more
0 Comments sort Sort By

Facebook Comments

Up next